Kitaabka Quduuska Ah

Markos 2:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Culimmadii iyo Farrisiintii markay arkeen isagoo dembilayaal iyo cashuurqaadayaal wax la cunaya, waxay xertiisii ku yidhaahdeen, Waa sidee? Wuxuu wax la cunaa oo la cabbaa cashuurqaadayaal iyo dembilayaal.

Markos 2

Markos 2:8-23