Kitaabka Quduuska Ah

Markos 2:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise goortuu maqlay ayuu ku yidhi, Kuwa ladan dhakhtar uma baahna, laakiin kuwa buka ayaa u baahan. Uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin inaan dembilayaasha u yeedho ayaan u imid.

Markos 2

Markos 2:8-27