Kitaabka Quduuska Ah

Markos 2:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa dhacay markii Ciise gurigiisa cunto u fadhiistay in kuwa badan oo cashuurqaadayaal iyo dembilayaal ah Ciise iyo xertiisii la fadhiistay; waayo, way badnaayeen, wayna raaceen.

Markos 2

Markos 2:8-20