Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 4:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Innaba wax kale laguma arko dhaarasho been ah, iyo axdijebin, iyo dilid, iyo xadid, iyo sino mooyaane. Way soo fara baxsadaan, oo dhiiggelid baa dhiiggelid ku xigsata.

Hoosheeca 4

Hoosheeca 4:1-5