Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 4:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka Israa'iilow, Rabbiga eraygiisa maqla, waayo, Rabbigu dacwad buu la leeyahay dadka dalka deggan, maxaa yeelay, dalka dhexdiisa laguma arko run, ama naxariis, ama aqoonta Ilaah toona.

Hoosheeca 4

Hoosheeca 4:1-2