Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 4:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed ayaa dalku u barooran doonaa, oo mid kastoo dhexdiisa degganuba waa macaluuli doonaa, oo xayawaanka duurka iyo haadda samada, iyo xataa kalluunka badduna way wada baabbi'i doonaan.

Hoosheeca 4

Hoosheeca 4:1-8