Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 14:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii xigmad lahu waxyaalahan ha fiirsado. Kii miyir lahuna ha garto. Waayo, Rabbiga jidadkiisu waa qumman yihiin, oo kuwii xaq ahuna way ku socon doonaan, laakiinse kuwa xadgudbaa way ku dhex dhici doonaan.

Hoosheeca 14

Hoosheeca 14:6-9