Kitaabka Quduuska Ah

Hoosheeca 14:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Efrayim waxay odhan doonaan, Bal maxaa mar dambe annaga iyo sanamyo noo dhexeeya? Anna waan u jawaabay oo waan fiirin doonaa. Waxaan ahay sida geed beroosh ah oo qoyan, midhihiinna xaggaygaa laga helaa.

Hoosheeca 14

Hoosheeca 14:5-9