Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 23:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba habeenkii dambe Rabbiga ayaa is-ag taagay isagii oo ku yidhi, Kalsoonow, maxaa yeelay, sidaad Yeruusaalem iigu markhaati furtay waa inaad Roomana iigu markhaati furtid.

Falimaha Rasuullada 23

Falimaha Rasuullada 23:1-15