Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 23:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii muran weyni dhacay, ayaa sirkaalkii sare wuxuu ka cabsaday inay Bawlos kala jeexjeexaan, markaasuu askartii ku amray inay hoos tagaan oo xoog isaga uga soo qaadaan dadka dhexdiisa, oo ay qalcaddii keenaan.

Falimaha Rasuullada 23

Falimaha Rasuullada 23:6-17