Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 23:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii ay maalin noqotayna, ayaa Yuhuuddii urur samaysteen oo nidar wada galeen iyagoo leh, Waxba cuni mayno, waxbana cabbi mayno ilaa aan Bawlos dilno mooyaane.

Falimaha Rasuullada 23

Falimaha Rasuullada 23:11-18