Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 23:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa dhacay buuq weyn, oo qaar ka mid ah culimmadii safka Farrisiinta ayaa istaagay iyagoo hadal ku dagaallamaya oo leh, Ninkan wax shar ah kama helin; laakiin haddii ruux la hadlay isagii ama malaa'ig la hadashay, Ilaah la dagaallami mayno.

Falimaha Rasuullada 23

Falimaha Rasuullada 23:2-18