Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 19:23-25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

23. Haddaba waxaa wakhtigaas kacday rabshad aan yarayn oo ku saabsan Jidka.

24. Maxaa yeelay, ninkoo Deemeetriyos la odhan jiray oo lacagtume ahaa, oo macbudyo yaryar oo Di'ana lacag ka samayn jiray, wuxuu sancaawiyadii u keeni jiray faa'iido aan yarayn;

25. kuwaasoo uu isla soo ururiyey raggii la shuqul ahaa isagoo ku leh, Niman yahow, waad og tihiin inaynu shuqulkan ka helno hodantinimadeenna.