Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 19:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad arkaysaan oo aad maqlaysaan in Bawloskanu sasabay oo jeediyey dad badan, oo aan kuwii Efesos oo keliya ahayn, laakiin kuwii joogay Aasiya badidood, isagoo leh, Ilaahyo gacmo lagu sameeyo, ilaahyo ma aha.

Falimaha Rasuullada 19

Falimaha Rasuullada 19:20-33