Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 19:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, ninkoo Deemeetriyos la odhan jiray oo lacagtume ahaa, oo macbudyo yaryar oo Di'ana lacag ka samayn jiray, wuxuu sancaawiyadii u keeni jiray faa'iido aan yarayn;

Falimaha Rasuullada 19

Falimaha Rasuullada 19:23-25