Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 16:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalintii sabtida ahayd ayaannu iridda ka baxnay, oo waxaannu tagnay webi dhinaciis, meeshaas oo aannu u malaynay meel lagu tukado; markaasaannu fadhiisannay, oo waxaannu la hadallay dumarkii urursanaa.

Falimaha Rasuullada 16

Falimaha Rasuullada 16:7-23