Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 16:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaasaannu meeshaas ka tagnay, oo waxaannu aadnay Filiboy, taas oo ah magaalomadaxda reer Makedoniya, oo ay reer Rooma u taliyaan, magaaladaas waxaannu joognay dhawr maalmood.

Falimaha Rasuullada 16

Falimaha Rasuullada 16:5-19