Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 16:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo naag Ludiya la odhan jiray, oo dhar guduudan iibin jirtay, oo magaalada Tu'ateyra ka iman jirtay, oo Ilaah caabudi jirtay baa na maqashay; taasoo Rabbigu qalbigeeda furay inay dhegaysato waxyaalihii Bawlos ku hadlay.

Falimaha Rasuullada 16

Falimaha Rasuullada 16:13-16