Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan wejigayga u jeediyey Sayidka Ilaah ah inaan ku doondoono tukasho iyo baryootan, anoo sooman, oo joonyado guntan, oo dambas ku fadhiya.

Daanyeel 9

Daanyeel 9:1-7