Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 9:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiga ah Ilaahayga ayaan baryay, oo wax baan u qirtay, oo aan idhi, Sayidow, waxaad tahay Ilaaha weyn oo laga cabsado, oo axdi xajiya, oo u naxariista kuwa isaga jecel oo amarradiisa dhawra;

Daanyeel 9

Daanyeel 9:1-11