Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 9:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

sannaddii kowaad oo boqornimadiisa ayaan anigoo Daanyeel ahu kitaabbadii ka gartay intay ahaayeen sannadihii Ilaah kala hadlay Nebi Yeremyaah, oo ku saabsanaa wakhtiga la dhammaystirayo baabbi'inta wax la baabbi'inayo Yeruusaalem, waxayna ahaayeen toddobaatan sannadood.

Daanyeel 9

Daanyeel 9:1-11