Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 3:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu ku amray niman xoog badan oo ciidankiisa ku jiray inay xidhxidhaan Shadrag, iyo Meeshag, iyo Cabeednegoo, oo ay ku dhex tuuraan foornada dabka ah oo ololaysa.

Daanyeel 3

Daanyeel 3:10-25