Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 3:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Nebukadnesar aad ugu cadhooday Shadrag, iyo Meeshag, iyo Cabeednegoo, wejigiisiina waa beddelmay; kolkaasuu hadlay oo wuxuu ku amray in foornada laga sii kululeeyo toddoba jeer intii hore loo kululayn jiray.

Daanyeel 3

Daanyeel 3:13-22