Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 3:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa nimankii la xidhxidhay iyagoo qaba sirwaalladoodii, iyo khamiisyadoodii, iyo go'yaashoodii, iyo dharkoodii kaleba, oo waxaa lagu dhex tuuray foornadii dabka ahayd oo ololaysay.

Daanyeel 3

Daanyeel 3:12-23