Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo berkeddu waxay dul saarnayd laba iyo toban dibi, oo saddex waxay u jeedday xagga woqooyi, saddexna waxay u jeedday xagga galbeed, saddexna waxay u jeedday xagga koonfureed, saddexna waxay u jeedday xagga bari; berkeddiina way dul saarnayd, oo dibidii kulligoodna qarkooda dambe wuxuu ku jiray gudaha.

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:17-33