Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo berkedda qarkeedii wareegsanaa waxaa ku hoos yiil ubbooyin ku wareegsan berkedda, dhudhunba toban; oo ubbooyinku waxay ahaayeen laba saf, oo markii berkeddii la shubay ayaa iyana la shubay.

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:18-32