Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 7:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo berkeddii dhumucdeedu waxay ahayd taako; qarkeedana waxaa loo sameeyey sidii koob qarkiis oo kale oo ubax u ekaa; oo waxay qaadday laba kun oo qiyaasood oo bad la yidhaahdo.

Boqorradii Kowaad 7

Boqorradii Kowaad 7:23-27