Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 3:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo naagtii kalena waxay tidhi, Saas ma aha, laakiinse kan noolu waa wiilkaygii, kan dhintayna waa wiilkaagii. Iyaduna waxay tidhi, Maya ee kan dhintay waa wiilkaagii, kan nooluna waa wiilkaygii. Oo sidaasay boqorka hortiisii ugu hadleen.

Boqorradii Kowaad 3

Boqorradii Kowaad 3:15-27