Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 3:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaan subaxdii toosay oo aan damcay inaan ilmahayga nuujiyo ayaan arkay inuu dhintay, laakiinse subaxdiiba markaan u fiirsaday ayaan ogaaday inuusan ahayn wiilkaygii aan dhalay.

Boqorradii Kowaad 3

Boqorradii Kowaad 3:15-28