Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 3:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu yidhi, Midu waxay leedahay, Kan noolu waa wiilkaygii, kan dhintayna waa wiilkaagii; tan kalena waxay leedahay, Maya, laakiinse wiilkaagii waa kan dhintay, wiilkaygiise waa kan nool.

Boqorradii Kowaad 3

Boqorradii Kowaad 3:20-28