Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaad isaga la hadashaa, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, War ma wax baad dishay, oo haddana ma wax baad qaadatay? Oo haddana isaga waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu kugu leeyahay, Meeshii eeyuhu ka leefleefeen dhiiggii Naabood ayaa adiga dhiiggaagana eeyo ka leefleefi doonaan.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:16-27