Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War sara joogso, oo u dhaadhac boqorka dalka Israa'iil oo Axaab ah oo Samaariya deggan; oo bal eeg, wuxuu ku dhex jiraa beertii canabka ahayd oo Naabood, halkaasoo uu ugu dhaadhacay inuu iska qaato.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:11-27