Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Axaab wuxuu ku yidhi Eliiyaah, Cadowgaygiiyow, haddana ma i heshay? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Haah, waan ku helay, maxaa yeelay, waxaad isu iibisay inaad Rabbiga hortiisa wax shar ah ku samayso.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:19-28