Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo nimankiina aad bay ugu dadaaleen inay calaamad wanaagsan ka maqlaan, oo waxay ku dhaqsadeen inay qabsadaan in taasu maankiisa ku jirto iyo in kale, kolkaasay waxay ku yidhaahdeen, Benhadad waa walaalkaa. Isna wuxuu yidhi, Taga oo ii keena. Markaasaa Benhadad isagii u soo baxay, oo isna gaadhifaraskiisii ayuu soo fuushiyey.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:31-34