Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxay guntadeen joonyado, madaxyadana waxay ku duudduubteen xadhko, oo waxay u yimaadeen boqorkii dalka Israa'iil, oo ku yidhaahdeen, Addoonkaagii Benhadad wuxuu kugu leeyahay, Waan ku baryayaaye maanta i bixi. Oo isna wuxuu ku yidhi, War miyuu weli nool yahay? Isagu waa walaalkay.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:28-41