Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Benhadad wuxuu ku yidhi, Waan kuu celinayaa magaalooyinkii aabbahay aabbahaa ka dhacay, oo waxaad Dimishaq ka samaysataa jidad sidii aabbahay Samaariya uga samaystay oo kale. Axaabna wuxuu ku yidhi, Axdiganaan kugu sii daynayaa. Sidaasuu axdi ula dhigtay, wuuna iska sii daayay.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:29-41