Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo addoommadiisii waxay ku yidhaahdeen, Bal eeg, waxaannu maqalnay in boqorrada dalka Israa'iil yihiin boqorro naxariis badan, haddaba waannu ku baryaynaaye aannu joonyado guntanno, oo madaxana aannu xadhko ku duudduubanno, oo aannu boqorka dalka Israa'iil u baxno, waxaa laga yaabaa inuu naftaada badbaadiyee.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:26-40