Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse intoodii kale Afeeq ayay u carareen oo magaaladay galeen, oo toddoba iyo labaatan kun oo nin oo ka hadhayna waxaa ku soo dhacay derbigii. Markaasaa Benhadad cararay oo magaaladuu galay isagoo ugu gudbaya qol ilaa qol.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:21-38