Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intii toddoba maalmood ah ayay is-hor degganaayeen. Oo waxay noqotay in maalintii toddobaad dagaalkii bilaabmay, oo maalin keliya ayaa ciidankii Israa'iil waxay dadkii Suuriya ka laayeen boqol kun oo nin oo lug ah.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:27-31