Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa taas loo soo sheegay Boqor Sulaymaan, oo lagu yidhi, Yoo'aab Teendhadii Rabbiga ayuu u cararay, oo wuxuu ag jooga meeshii allabariga. Dabadeedna Sulaymaan wuxuu diray Benaayaah ina Yehooyaadaac oo wuxuu ku yidhi, Tag oo soo dil.

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:24-31