Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa warkii u yimid Yoo'aab, waayo, Yoo'aab wuxuu raacay Adoniiyaah in kastoo uusan raacin Absaaloom. Kolkaasaa Yoo'aab u cararay Teendhadii Rabbiga, oo qabsaday geesihii meeshii allabariga.

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:23-33