Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Benaayaah Teendhadii Rabbiga soo galay oo ku yidhi, Boqorkii wuxuu leeyahay, Soo bax. Isna wuxuu yidhi, Maya, laakiinse halkanaan ku dhimanayaa. Oo Benaayaah haddana boqorkii buu u war keenay oo ku yidhi, Yoo'aab saasuu yidhi, oo saasuu iigu jawaabay.

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:22-36