Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 19:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intuu halkaas yimid ayuu god iska galay, oo halkaasuu baryay, oo bal eeg, waxaa isagii u yimid Eraygii Rabbiga, oo wuxuu ku yidhi, Eliiyaah, maxaad halkan ka samaynaysaa?

Boqorradii Kowaad 19

Boqorradii Kowaad 19:1-16