Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 19:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu toosay, oo wax cunay, oo wax cabbay, oo cuntadaas itaalkeedii ayuu ku socday afartan maalmood iyo afartan habeen ilaa uu gaadhay Xoreeb oo ahayd buurtii Ilaah.

Boqorradii Kowaad 19

Boqorradii Kowaad 19:1-12