Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 19:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isna wuxuu yidhi, Anigu Rabbiga ah Ilaaha ciidammada aawadiis ayaan aad ugu hinaasay; waayo, dadkii Israa'iil axdigaagii way ka tageen, oo meelahaagii allabarigana way dumiyeen, oo nebiyadaadiina seef bay ku laayeen; oo aniga keligay ayaa ka hadhay, oo waxay doonayaan inay naftayda iga qaadaan.

Boqorradii Kowaad 19

Boqorradii Kowaad 19:5-16