Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa dhacday inuu markii toddobaad yidhi, Waxaa badda ka kacday daruur yar oo nin gacantiis le'eg. Isna wuxuu yidhi, Orod oo waxaad Axaab ku tidhaahdaa, War, gaadhifaraskaaga diyaarso oo dhaadhac, yaan roobku ku joojine.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:41-46