Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:45 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhti yar dabadiis cirkii ayaa daruuro iyo dabayl la madoobaaday, oo waxaa jiray roob weyn. Oo Axaabna gaadhifaraskiisii buu fuulay, oo wuxuu tegey Yesreceel.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:44-46