Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu midiidinkiisii ku yidhi, Bal tag oo badda xaggeeda fiiri. Kolkaasuu tegey oo wax fiiriyey, oo wuxuu yidhi, Waxba lama arko. Oo haddana wuxuu ku yidhi, Ku noqo toddoba jeer.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:41-46