Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Axaab u kacay inuu wax cuno oo wax cabbo. Oo Eliiyaahna wuxuu fuulay Buur Karmel dusheeda, oo intuu foororsaday ayuu dhulka ku sujuuday oo wejigiisiina wuxuu geliyey lowyihiisa dhexdooda.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:36-46