Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliiyaah wuxuu nebiyadii Bacal ku yidhi, Bal idinku dibi doorta oo marka hore qala, dabse hoosta ha ka gelinina, oo idinku waad badan tihiine marka hore u yeedha magaca ilaahiinna.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:22-26